VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaleeco - Lyrics

ruux ku jamataa jalkii ka soontoo jiif ka guurtoo joogsan waydee janooy bilcanida bilcanidaa waan jiboodee juuqsan lihidaa jidhidhicoodee jalaqsan samidaa oo jalbeeb wacan jaar la ihidaa jaah qurxoon iyo jamaal san lihidaa joog dhamaysiyo jawharad sasamida oo jaleecada soo jiidan ogidaa oo jaleecada soo jiidan ogidaa qudh kula jirtaa kuba jaraynoo kuu jiljilicdoo kuuna jeelane maad ka jeedsani huunooy waan ku jecelee jaal ma i noqon waan jiranee naftan kuu jaban way jaraysaayee jeex ma ii noqon
Queue is empty
-- / --