waloo fila wali nool
walidgeel wardheer jiraa
wale waynta weedisene
is waraysta adiyo waalidkage
wakhtigu ma waare
waliga ogaaw
nina waayihiisa
waana loo tumaa
wacadkii jacaylka
hadaad webi ku turtay
markan war aan ka suga
warii qayaaley

warerka wakhtiga keenayay
ware aduun waayahee
wanaag iyo xumaan
wax kasta la arkaaye
weerwerka dhaaf
wehelkii naftaydoow
wacadkii jacaylkaan
wadnahaygow
wadnahaan ku wadaa

Exit mobile version