Ruux kula dadoo
kula Diina baa
dugsi lagaDhigtaa
Marwo daacadoo ku
Diir naxdaa dumar
laga Xushaayee
Dahab iyo xariir
keey doontaba
Dusha lo suraa
Darajada aduun
Dad is guursadaa
Ku dakeeye oo
ducadeeda hela

Rer lagu dagoo
Lagu diir sadaa
Daa’in laga baryaa
Geesigii da’a daa
ka dortay baa
Dadab lala galaayee
Deeq iyo wanaag
kuu Doonayaa
Dabcan lo huraa
Darajada aduun
Dad is guursada
Ku dakeeye oo
arooskan ku daga
Ku dakeeye oo
ducadeeda helaa

Exit mobile version