VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hobaye hobayee cover - Lyrics

dhulka uu cuskaday roob sanca idhiina oo ugub wali degay cidliyo qalo qawlka iyo xulkukiyo culubta iyo geedaha naqa wada cusaybkii cidhifka isa saareen ubax caynba cayni ceelamaha kuwa mudhay balanbaalis calamalaay hadba cugatoo xiisaha shimburuhu cod faraxiyo luuqda isku celinayaan calcaliyada xareeduna cageegta godamada rahu caadadiisii ka dhex ciyay tidhaamaha badi laba fiid cawl cosobka ugbaadkoo ku cigaanan araboo subaxdii cadceeduna ku casuumtay nuurki ayaad i cajabisaa calaf ha isku keen simo mid caano iyo nabad insha allah caradaa tilmaamtiyo cawayskii gudguda helay isa kala cawaali soo celiyay mayayoo guulaa ma culusee jini caal madoobihi cidhifka isku geysten oo heege culayihii caame oori baa tahay calyaha hilaaciyo onkod cabatay fiintii cabaar ruuxa daawaday muga caaradiisiyo sida fulay cad mooye inta kale caqligu simin caynkaay u eegyihiin cabiraadka noloshaa cindigayga saan qabo qurux waa is celisaa ku cugtaye insha allah calaf ha igu kaa simo mid leh caano iyo nabad insha allah
Queue is empty
-- / --