VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haduu beerka cover - Lyrics

haduu beerku qaybsamo badhbaan adi ku siin laa wadnahayga bidixdana waan kuu badali laha kaagana waan la bixi laa waa booli dhiiguye kaalamaan bakhayleen nafta laba bahood noqon badhkaagaan ku siin laa biyo hadaad cabaysana bisinkaan ku dari laa badankaaga faataxo bawdbaan uga dhigi laa biyo hadaad cabaysana fu'adow ku odhan laa badankaaga faataxo bawdbaan uga dhigi laa ILAAH waxaan baryaayaa aduunyada badhaadhiyo barkhad inaad ku waartoo aakhirana bishaariyo janada inaad ku baridaan indhahayga baalkiyo bu'dooda ku dhigan laa sanbabkaygii bilanbaan badhtankii ku dhigan laa bacdan dhagaha maqalkaan badan kuugu dari laa waxaan beeri laa ubax soo bixiyay caashaqu habeenkii bogaygaan iigu bari ku odhan laa markaan soo baraarugo ikraaneey ku odhan laaa bildhaantaada aragaan bilkhayr ugu ducayn lahaa markaan soo baraarugo bushaaraan ku siin laa bildhaantaada aragaan bilkhayr ugu ducayn laa waan ku bogabogeeyaa kuu luli lahaa balal bila dayay sidiisaan kuu daawan laa bilic heeryodalayda oloshaan biyo sii ku odhan laa sida boogo dhayga waan kugu bogsoon laa hadiyo jeer bariidada kaalamaana baydheen sanbabkayga bilanbaan baloodh kaaga dhigi laa caqligeena badanbaan isku wada badhxi laa balaayada xijaabkaan burde kaaga celin laa boholyow kalgacalbaa bariidada ku tabin laa riyadaan habeen badha baxle kuugu tumi lahaa barbaarta u horeebaan ikraaneey ku odhan laa bildhaantaada aragaan bilkhayr ugu ducayn lahaa barbaarta u horeebaan bilaneey ku odhan laa bildhaantaada aragaan bilkhayr ugu ducayn laa
Queue is empty
-- / --