gar qaadoo jacaylyow aan gam ee idaayo
garba duub ha ii xidhin iga siib gantalaha
amba taan u go ayee naftu gacalka mooda
iguhaadinaysee dhibtan qabo bal gadhsii

garqaado jacaylyow guri ha iga dhiganoo
guudka ha ii garaarinoo ciilka ha igugagixin
amba taan garowshiyo gargaar an ka sugaya
lama gala istaagtee dgibkan qabo bal gadhsi

Exit mobile version