Waan soo socdaayoo
Sama iyo jaceylbaa
Aan kuu sidaayoo
Sadki aad laheydoo
Mudo aad sugeysee

Saadirkaan ka sugayaa
Safarkeyga qeyriyo
Sahal inaan ku gaaro
Halki aad ku sugan tahee

Sowjadii ideqdaay waxaan
Waxaan kugu sidko
Saani aad u dagan thy
Saableyda beerkee
Sidaa ii ogsoonow
Macaan ii ogsoonow

Inkastoo sanada badan
Midba sodin joogay
Saakayne si qurux badan
Nafta xiiso sahansaday
Ilmo meysa seerin

Weysku soo hilownee
Sinta buuraleydiyo bada
Seylac iyo jarar maku
Soo dalxiisnaa

Sowjadii ideeqdaay waxaan
Waxaan kugu sidko
Saami aad u dagan thy
Saableyda beerkee
Sidaa ii ogsonaaw
Macaan ii ogsoonaaw.

Lyric by: Abdi deq

Exit mobile version