VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa dagay dhuuxa - Lyrics

Dhameystay aduunka Haweynkaba dhaaftay ee uu Quruxoo dhan raxmaan u dhameya ada dagay dhuuxa Habeen dhinacaa dhabtii laabta inaan ka dhaxaa Dhabtii nabar weeye Nabar weeye Intaan dhulka hoose La dhigin ruuxdayda U noqo u noqo Dhaqtarkeda Dhayoo Abid dhowra Dhaayuhu aragaagu Hadeysan ku dhaadin Qalbigu ma dhameysna Waxbaa ka dhinaada Macaan ka dhantaalma Dhankaa wadnaheyga Dhuumaha sanbabkeyga Dhamaanba jirkeyga adaa Dhaxlayoo leh oo leh Intaan dhulka hoose La dhigin ruuxdeyda U noqo u noqo xabiibi U noqo dhaqtarkeda Dhayoo abid dhowra. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --