VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xus jacayl - Lyrics

jacalka xurmadiisa xiskuu ku badhadhaiyo anoo ukal xaadhan xubiga wadnahayga kudhe reeb xasuus ragmi weeye xogogaaye haduu xaakin dhibtiisa xili roonigubeegay oo xalaal iyo guur xidhiidhkii ku yagleelay xaalku waa xarxad wayn rabiyoow dad xumeeya iyo xaasid sharkiisa xoojiyadooda nadhiifi gal gacalka xagiisa iyokiisa xad dhaafay xalaal aan isu seegno rabiyoo haynagu xeerin rabiyoo dad xumeeya jacalku waa xariir ilaaha ragadoortay xush maan uqabaa xabad guurada dookha aan xus wayn usamano kaftan aan xaraf reebin ilaah baa ku xariiree xikmad loo qalbigaygu warkiisuu xgsadaaye ma xerbaagtid gobaade xaalku waa farxad wayn
Queue is empty
-- / --