VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaasidku - Lyrics

xushmada kalgacalka adaa igu xeerayee xiskayga jacaylka hooy adaa ku xayndaabay xaqdhawr cishqaaga canabow xaydar xilkaan wada qaadnay anaaba xanbaarsan xaasidku ha cadhoodee xagaa dhabarkayga hooy xabiibi kaalay kaalay anaa ku xanbaari kaalay xissabta ku hayso xanaano dhexdeena xasuuso kalgacale gacale xaqiiq ku wadaagnay xiisaha labadeena xurmada kama guuro xidhmooyin ubaxaan xaflaha ku sidaaye xawliga caashaqeena xad dhaaf socodkiisa xawaaraha caashaq xiinkiiisa la yaabnee
Queue is empty
-- / --