VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marnaba ku hilmaamayaa - Lyrics

maanta iyo murayadii indhuhu way milicsadeen ayaad ka dhex muuqato kashaad ku marantahoo maskaxdaad ka dhex guuxaysaa markaad ii muuqatana aduun iga marmiyo naftaa ku macsuuntayoo milgaad iga mudan tahee miyaan anigu adigaa marnaba ku hilmaamayaa maalintan ku waayana dhulka ila meerayoo murugo i haleesha farxada iga maanacdee ma guurankii kalgacal ayaa la igu miisayoo muhasho xubigaagu laabtaydad muratayo qalbigaad maangurisa inaad mataankaygii tahay naftaa ka marag kacdoo xubiga la igu meelshaybaa niyadu ka mabsuudayee miyaan anigu adiga meel kale ka aadaya
Queue is empty
-- / --