saw halacsigaagii kamaan helin
saw dareen ku heybsha ima horkaco
saw kuuma hamuum qabo inaanku helo
soo hilow daradaa hawl uma maro
soo kuma heeso had iyo good
saw kuguma haysto kuma hiigsado
hoo jacayl dhaba oo i hoo
hoo had iyo goor kuma huree
hoo ubax hadyada ii hiliyow
naftaydow taadana i hibee
soo dadkoo haraad qaba
hogal dadiy soo hilaac
ku hooro tiray afiya
saw hadiyad uma tihid lahubo
saw hadiyad gaaro aan helay ma tihid
saw hadanan igu habin hadal macan
saw hurdo iyo jiifkaba kama hanqado
hoo hoo jacalyka dhaba
hoo had iyo goor kuma huree
hoo ubax hadiyada ii hiliyoo
naftaydow taada i hibee

Exit mobile version