VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl dhaba - Lyrics

saw halacsigaagii kamaan helin saw dareen ku heybsha ima horkaco saw kuuma hamuum qabo inaanku helo soo hilow daradaa hawl uma maro soo kuma heeso had iyo good saw kuguma haysto kuma hiigsado hoo jacayl dhaba oo i hoo hoo had iyo goor kuma huree hoo ubax hadyada ii hiliyow naftaydow taadana i hibee soo dadkoo haraad qaba hogal dadiy soo hilaac ku hooro tiray afiya saw hadiyad uma tihid lahubo saw hadiyad gaaro aan helay ma tihid saw hadanan igu habin hadal macan saw hurdo iyo jiifkaba kama hanqado hoo hoo jacalyka dhaba hoo had iyo goor kuma huree hoo ubax hadiyada ii hiliyoo naftaydow taada i hibee
Queue is empty
-- / --