VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii aan ku dhibi jiray - Lyrics

hadii aan ku dhibi jiray dhalanteed ku badi jiray hadeer dhaawacaagan dhimashiyo ka xiga dhagxumo wixii hawlo kugu dhacayay dhab hadaanan uga kaban maba ahi qof dhiidhiya haduu dheeli mudan jiray dhidibaan jacaylkii ugu dhaabay maankoo dhigaa inan ku dhafshaan ugu dhaartay wacadkee garo qofan faadhanayaa oon ku dhaygaga tahay naf naftayda dhowrtoo dhiiga raacayba tahay jacayl yeesha dhaxalbaa wadnahayga dhibayee kaagana ha dhaansado
Queue is empty
-- / --