jacal ugubiyo ubaxa curdinoo
kuu abuuree ayaar soodurug
kaama tagayee aadahaygoow
awdal iyo sool awaare nagee

iftiinka togdheer adaa daawada
isha baydhabo in tifaacsada
geenyo ugubeey eylna ina gee

eraygaaga intifaacloo
aragaagaa ilwaad samiyee
miyaan inan klae agfadhiisani

axdigii dhexdeenu ayaanu iil galin
yaanu anbanoo oogi waabari
afrikada bari oradkaga bixin

axdigii dhexdeenu ayaanu iil galin
yaanu anbanoo arornimo hore
aduunyada idil oradkagag bixin

aaga mudig iyo dalsantii wacnayd
ilaa jig jiga ila damaashaad
kaama maarmee aayahaygoow
ifka adigaan ku eegayaa

Exit mobile version