VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

jacal ugubiyo ubaxa curdinoo kuu abuuree ayaar soodurug kaama tagayee aadahaygoow awdal iyo sool awaare nagee iftiinka togdheer adaa daawada isha baydhabo in tifaacsada geenyo ugubeey eylna ina gee eraygaaga intifaacloo aragaagaa ilwaad samiyee miyaan inan klae agfadhiisani axdigii dhexdeenu ayaanu iil galin yaanu anbanoo oogi waabari afrikada bari oradkaga bixin axdigii dhexdeenu ayaanu iil galin yaanu anbanoo arornimo hore aduunyada idil oradkagag bixin aaga mudig iyo dalsantii wacnayd ilaa jig jiga ila damaashaad kaama maarmee aayahaygoow ifka adigaan ku eegayaa
Queue is empty
-- / --