xubigii aan kuu xafiday
xiskiyo laabta ku siday
markaan raga kaa xushee
markaan ha xasilo lahaa
xumaani hadaad falayso
wuxuunba la xeeriyaa
xiriirka markaad ugoysay
markay xushmadii dhamaatay
markaan xagaldaacayoo
xantuna ay igu badnaydo
xayaadkuna ii xanaanin
markaad xaawalayda kale
xagooga xabiibi u xoodanayd
adaa xaqiroo jacaylkii
xusuusta adaa ka gooyay
xadhkaha adigaa u laabay

anoo xal u raadinaaya
xagiisa markaan u dhoofay
xanaaqii aan ka qaaday
miyaa xidigaha i geeyay
ileen xxays xared ma dhigo
wuxuba xiisay ahaayeen
waxaas xeelkaa ku kacay
ogoow waa laba xiniinyood
markaan xagal daacayoo
xantuna ay igu badnay
xayaadkuba i xanaanin
markaad xaawalayda kale
xagooga xabiibi u xoodanayd
adaa xaqiroo jacaylkii
xusuusta adaa ka gooyay
adhkaha adigaa u laabay

Exit mobile version