VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi - Lyrics

xubigii aan kuu xafiday xiskiyo laabta ku siday markaan raga kaa xushee markaan ha xasilo lahaa xumaani hadaad falayso wuxuunba la xeeriyaa xiriirka markaad ugoysay markay xushmadii dhamaatay markaan xagaldaacayoo xantuna ay igu badnaydo xayaadkuna ii xanaanin markaad xaawalayda kale xagooga xabiibi u xoodanayd adaa xaqiroo jacaylkii xusuusta adaa ka gooyay xadhkaha adigaa u laabay anoo xal u raadinaaya xagiisa markaan u dhoofay xanaaqii aan ka qaaday miyaa xidigaha i geeyay ileen xxays xared ma dhigo wuxuba xiisay ahaayeen waxaas xeelkaa ku kacay ogoow waa laba xiniinyood markaan xagal daacayoo xantuna ay igu badnay xayaadkuba i xanaanin markaad xaawalayda kale xagooga xabiibi u xoodanayd adaa xaqiroo jacaylkii xusuusta adaa ka gooyay adhkaha adigaa u laabay
Queue is empty
-- / --