VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaalaay gob ahaw - Lyrics

xareedoo giblanbaan oon i gawracayoo gondahoon soconbaa gabax daal idhiyoo aragoon gudhinbaan guusha daawadayoo garab daar nin leh baan ifafaalo gartee xidigii guracnaa isasoo gudubyoo caradii gubataa geedo soo bixinoo garanuugtii didaa soo gadaal noqonoo garigaa mar labaad laaci doona gobkoo cadawgii ku gubaan guluf weerarayoo gashiga kuwii loogi daw galaybaa is galaalay sidii goodirkii sululeed anigoon go,inoo godka laygu ogaan godobtaa nin qabaa gam,i maayo hurde ganiyeey nolosha waligaa gob ahaw soomaalay gabigaa nolosha gob ahaw gudcur weeyi hadee cadaa soo galiyo nabsi gaabin jiraa gurmad soo diriyo xaqeenii galbadaa guul lasoo dhicinoo hasheenii gudhaybaa durba soo godlano gu,ga baaqsadaybaa galab soo curanoo gar shisheeya naqaa guri mayso dhibkee gacalkii is dilaa isasiin gabdhahoo gaf wixii dhacaybaa godob reeb heliyoo cadawgii ku gubaa guluf weerarayoo gashigaa kuwii loogu daw galaybaa is galaalay sidii goodirkii sululeed anigoon go,inoo godka laygu ogaan godobtaa nin qabaa gam,i maayo hurde ganiyeey nolosha waligaa gob ahaw soomaalay gabigaa nolosha gob ahaw
Queue is empty
-- / --