VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kala harimeeynee i hano - Lyrics

Hoooy hooy hooy hooy hooy Hilbaheenaa isku yaalee Xasan Halbowlahaa iyo keeyga Wadnahuu haw haye dhiigee Halkii eey kaa jabiyeen baa Ana hiilkii isku hayree Kala harimeeynee u hubso U hubso kala harimeeynee Wax hubsoo hadalkeeygaanaa qabso Baxsan Hoooy hooy hooy hooy hooy Hilbaheenaa isku yaalee Nafteenu waa hal qudha Oo kala harimeyno ileeynee Hog hadii aad ku dhaceeysoo Anumbaa kaaga horeeynee Kala harimeynee i hano I hano kala harimeynee I hano hadalkeeygaana qabso Xasan Hoooy hooy hooy hooy hooy Naftu hadeey iga haado Iilka hortaa la i geeyo Hoga qabanmaayee hayso Qabriga ha igu haleeynee Aakhiraa la iska helaayee Kala harimeeynee u hubsoo U hubsoo kala harimeynee Wax hubsoo hadalkeeygaanaa qabso BAxsan Hoooy hooy hooy hooy hooy Xornimaa loo halgamaayee Ifka taa ha ina horjoogtee Guurkeenu waa ma huraanee Calafku waa iska halkiisee Horjoogaagaan ka helaayee Kala harimeynee i hano I hano kala harimeeynee I hanoo hadalkeeygaana qabso
Queue is empty
-- / --