VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabad iyo nolal - Lyrics

nacabkaan iska deebay dibidaabyo qabino danaahooga ku foofay ka dabaal dega maanta dalku waa nabad maanta noloshaada dadku haysto dawladaa ka shaqaysoo dunidii u riyaaqday madaxdeenu dadaashay daacaadbaa na hogaansha qalbigaa garab taagan dareenkii shacabkaygu xilimuu dagay maanka waxa taa daliil u ah somaala isku duuban shacabkaa iska diiday dibindaabyo qabiino danahooga ku foofay la dabaaldega maanta danahaa xamar weyne dayniile hodan eega docda kaa gan ma diida orda soo daya caawa dooga yaala afgooye xeebta liida dalxiisa baaqayaan diraayaye dibadaa kuwa aaday allow yaa dib u keena
Queue is empty
-- / --