VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malab - Lyrics

Muuqaagu dhali Inaan maalin daa Minit qudha walee Kaa maar minoo Milyan jeer intaa Kugu soo horkaco X2 Uu jaceel mugloo Iga dhigay madiix Maankiyo qalbiga Ku dhex maaxayoo Aan maqanahoon Kuu ahay maqsud X2 Ka macaanida malabkii Shinida ku macanidaa Marwo lagu hirtoo Lamasaalidaa Midaan doonayoo Xubi mudanidaa X2 Maqalkaagu noqoy Maskaxdiyo lubiga Mid dabiibayoo Intaan moganahay X2 Midab dheemanaa Mowle kugu sadoo Qof muhiima oo La maciin sadaa Tahay maan dhayay Soonoqo mar uun X2 Ka macaanida malabkii Shinida ku macanidaa Marwo lagu hirtoo Lamasaalidaa Midaan doonayoo Xubi mudanidaa X2
Queue is empty
-- / --