Sir ma qabe raxmaanku
Adigaa u saarane
Waxba maan samaynine
2x

Gardaradu ma soo xootee
Sareediyo samir iyo lu,gooyaan
Kala saari waayoo
Siday noqonba mooyee
2x

Hadii samadu furan tahay
Suuradaha quraankiyo
Hadii samadu furan tahay
Suuradaha quraankiyo
Saligaan u dirayaa
Inay kaa sugaayey
Sidaan ahay u sheegaa
Saligaan u dirayaa
Inay taan sugaayey
Sidaan ahay u sheegaa

Nafta lalama socon karo
Hadii caashaq saanyaday
Sifahana la gaaree
2x

Sahwiyoo daraadey
Sakaariyo saaciyo abaarbaan
Kala saari waayoo
Sanqadhbay u oogaane
2x

Hadii samadu furan tahay
Suuradaha quraankiyo
Hadii samadu furan tahay
Suuradaha quraankiyo
Saligaan u dirayaa
Inay kaa sugaayey
Sidaan ahay u sheegaa
Saligaan u dirayaa
Inay taan sugaayey
Sidaan ahay u sheegaa

Exit mobile version