VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sir maqabe cover - Lyrics

Sir ma qabe raxmaanku Adigaa u saarane Waxba maan samaynine 2x Gardaradu ma soo xootee Sareediyo samir iyo lu,gooyaan Kala saari waayoo Siday noqonba mooyee 2x Hadii samadu furan tahay Suuradaha quraankiyo Hadii samadu furan tahay Suuradaha quraankiyo Saligaan u dirayaa Inay kaa sugaayey Sidaan ahay u sheegaa Saligaan u dirayaa Inay taan sugaayey Sidaan ahay u sheegaa Nafta lalama socon karo Hadii caashaq saanyaday Sifahana la gaaree 2x Sahwiyoo daraadey Sakaariyo saaciyo abaarbaan Kala saari waayoo Sanqadhbay u oogaane 2x Hadii samadu furan tahay Suuradaha quraankiyo Hadii samadu furan tahay Suuradaha quraankiyo Saligaan u dirayaa Inay kaa sugaayey Sidaan ahay u sheegaa Saligaan u dirayaa Inay taan sugaayey Sidaan ahay u sheegaa
Queue is empty
-- / --