Cunto waxa u macaan badan
Taad ku muudsataa nabad
Muslim wuxu ku dhaartana
Magicii ilaahbaa
Ma ogtahayee ugu weyn
2x

Ana ma ahi aragtida
Dadku siday i moodaan
Jacayl la maalin ma hirgalo
2x

Murti murtidaan ku idhi shalay
Murti murtidaan ku idhi shalay
Macnaheeda soo garo
Maana laga wanaagsaneyn
Macnaheeda soo garo
Maana laga wanaagsaneyn
2x

Midho aadan guran karin
Ha ku meehan abidee
Midho aadan guran karin
Ha ku meehan abidee
Muhashada iska ilow iska ilow
Ragii maarmo weeye
2x

Runtii maalin gabo gabo
Midka gogida yahay yaal
Amamada gar dhigasho
Muduc iyo mudaaco leh
Maqan wali isku hayaan
2x

Ragu inuu muhiim yahay
Madow igama saarnoo
Waxaan kaaga ahay marag
2x

Markaan markaan samo ma joogtee
Yuu hadalku kula marin
Markaan markaan samo ma joogtee
Yuu hadalku kula marin
Meel aan looga baahneyn
Yuu hadalku kula marin
Meel aan looga baahneyn
2x

Midho aadan guran karin
Ha ku meehan abidee
Midho aadan guran karin
Ha ku meehan abidee
Muhashada iska ilow iska ilow
Ragii maarmo weeye
2x

Exit mobile version