VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muhasho cover - Lyrics

Cunto waxa u macaan badan Taad ku muudsataa nabad Muslim wuxu ku dhaartana Magicii ilaahbaa Ma ogtahayee ugu weyn 2x Ana ma ahi aragtida Dadku siday i moodaan Jacayl la maalin ma hirgalo 2x Murti murtidaan ku idhi shalay Murti murtidaan ku idhi shalay Macnaheeda soo garo Maana laga wanaagsaneyn Macnaheeda soo garo Maana laga wanaagsaneyn 2x Midho aadan guran karin Ha ku meehan abidee Midho aadan guran karin Ha ku meehan abidee Muhashada iska ilow iska ilow Ragii maarmo weeye 2x Runtii maalin gabo gabo Midka gogida yahay yaal Amamada gar dhigasho Muduc iyo mudaaco leh Maqan wali isku hayaan 2x Ragu inuu muhiim yahay Madow igama saarnoo Waxaan kaaga ahay marag 2x Markaan markaan samo ma joogtee Yuu hadalku kula marin Markaan markaan samo ma joogtee Yuu hadalku kula marin Meel aan looga baahneyn Yuu hadalku kula marin Meel aan looga baahneyn 2x Midho aadan guran karin Ha ku meehan abidee Midho aadan guran karin Ha ku meehan abidee Muhashada iska ilow iska ilow Ragii maarmo weeye 2x
Queue is empty
-- / --