niyadaan dagalkeeda
kuugu daahay xariirta
hadagaan islahaaye
ilan waad ka durkaysay
kolka aan nalka daaro
ilam waad daminaysay
qalbi kuudamqanaaya
ilan waadka durkaysay
inaad iigu necbayd dad
inaad iiga darnayad shil
madareemin ilayne
dib ayaan ka ogaaday
noloshaan darafkeeda
kadhisaayay docdayda
aadna saw dacalkaaga
ilayn waad daminaysay
dadaalkaygiyo hawsha
ilan waad dafiraysay
dhanhadaan udhaqaaqo
ilan waad idabraysay
inaad iigu necbayd dad
inaad iiga darnayad shil
madareemin ilayne
dib ayaan ka ogaaday