VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen ila qaybso - Lyrics

wiilkaan dunidoo dhan dhigiisa ka doortoow dareenka quluubtu yarkay durba raaceen gabadhaan dunidoo dhan aan da deed ka ishaartay inantii damacaygu dadka uu ka jeclaaday adaan ku doortee baby docdayda ka muuqoo baby dookhaaku raacee baby dareen ila qaybso baby wiilkaan daydayaaye sidii dahab lumay dan waeeye halaabatee iidaacad ahaayow sidii dayax nuuraay daruur u eegay dabiibka naftayda dangaal u ahaaye adaan ku doortee baby docdayda ka muuqoo baby dookhaaku raacee baby dareen ila qaybso baby adaan ku doonee baby docdayda ka muuqoo baby dookhaaku raacee baby dareen ila qaybso baby
Queue is empty
-- / --