VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Babe - Lyrics

Waxa dookhu heli jara Qofka jecel hantiyi kara Jid gal gacan u hagi kara Farxadana hir galin jara Qof naftisa huri kara 2x Anigana haraad tire baby Adigaa i hamuun tira baby Oo adaa i halow tira baby Iyo hadimo iga jira baby 2x Waxaad tahay huq iga jire Hadimiyo dhib iga jire Hiil aniga ila jira Oo hayaan igula jira Libna heegan ugu jira 3x Waxaa heel la tumi kara Haasaawe garan kara Jawigana habayn kara Oo halkaa ka wadi kara Nin hawen tix galin kara 2x Anigana hamuun tire baby Himan hiife dhaxan tire baby Waxaad tahay hilow tire baby Iyo hadimo iga jire baby 2x Waxaad tahay huq iga jire Hadimiyo dhib iga jire Hiil aniga ila jira Oo hayaan igula jira Libna heegan ugu jira 3x
Queue is empty
-- / --