Hees = Soomaaloo i sraacdey
Erayadii & laxankii = saalax nuur saalax doonyaale
Codkii & Muusigii = Gulled iyo guul dheer

Waxan kuugu riyoodaya
Ama raajixinaayaa
Raxmadii ilaahayoo
Nabadoo ku raagtee

Oo runtii dalkaygoo
Rugtaadii loo riyaaqoo
Raaxo loo tago

Waxan rajaynayaa
Soomaalo is raacdoo
Waxan rajaynayaa
Riyadayda rumawdo
Waxan rajaynayaa
Soomaalo is raacdoo
Waxan rajaynayaa
Riyadayda rumawdo
Waxan rajaynayaa
Nabad iyo raaxo
Waxan rajaynayaa
Nabad iyo raaxo

Madfac roorayaaba
Kala reebay umadee
Ehelkiyo rafiiqaba
Rugo loogu danyahaa
2x

Oo rayidka iyo
Darmageedo
PM lagu rido
Ruuxna loo tudhi
2x

Waxan rajaynayaa
Soomaalo is raacdoo
Waxan rajaynayaa
Riyadayda rumawdo
Waxan rajaynayaa
Soomaalo is raacdoo
Waxan rajaynayaa
Riyadayda rumawdo
Waxan rajaynayaa
Nabad iyo raaxo
Waxan rajaynayaa
Nabad iyo raaxo
Nabad iyo raaxo
Nabad iyo raaxo

Exit mobile version