VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mashup onkod - Lyrics

qoraxdoo aroortii qaybisay falaadhaha ama qaanso roobaad daruur mida ku qarisay qiimaheeedii leedee qofna lama amaanoo qaladlooma heeseeso qurashtii haweenka naftaan qancisaybaa kuuqushuucdayoo wanaag kuu qiraysee qabriga horti qaradey qarin aad uqaboowiyo qaadirkay haku geeyo onkod roobku madaayo ana taaha madaayo ana taa ma ilaawo jacl ood rogan maayo oon hilac bi'in maayo ayro weero madaayo ileen aamusi maayo ergo geesi m diido ilaah tiisu ma oosho calaf laskama oodo ubax dar ma qarsoomo godka laskuma aayo ifka lasku tudhaaye iilaka lasma gargaaro aboor laskama baajo nabsi hayga amaahan axdigeena dhexdeeniy ha iloowin aqoontee heleelooy heleelooy waryaahee waryaahee hiraan iidhawayn mahakabsa see mankiyo madaxaa ikala maqanoo waryaahee waryaahee idina waad igu maadsanaysaane heleelooy heleelooy
Queue is empty
-- / --