VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman - Lyrics

sida dhebiga dhool qoton taagan dhexyar muuqa dhaayaha deeqda dhisa maanka ruux dhakhtareeya sow ma tihid dhabeel ige dhegan 2x nolol dhaxal abuur xila dhaaba ka fikira dhankayga i dhawra wixii dhaca xalkeeda dhameeya sow ma tihid ragoo dhan i dhaafsha x2 iga dhaya dhibteyda dareema igu dhaqa wanaag ila dhaaba ima dhiba jacayl i dhan siiya i dhiiriya waxaad tahay dheeman x2 naf ku dheer naftaw dhimanysa ku dhexnool wadnaha dhaqdhaqaaqa ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa sow ma tihid dhamays i dhisaysa x2 dhadhan nolosha ruux u dhabeeya igu dhaarta xume iiga dhaarta qalbi dhaya naftayda dhayaysa sow ma tihid qudha dhadhab iile x2 iga dhaya dhibteyda dareema igu dhaqa wanaag ila dhaaba ima dhiba jacayl i dhan siiya i dhiiriya waxaad tahay dheeman x3
Queue is empty
-- / --