balwoow balwooy hoy balwooy
waxaan i baleeyay mooyane
balwooy balwooy hoy balwooy
waxan i baleeyay mooyane

iyadoo uurka hooyadeed ku jirtaa
indhacad arki maysid lay yidhiheey

hadana iyadoo adeegsanaysa
indhacad arki maysid lay yidhiyee

anigoo dhar cad sooma dhuuman karee
dhurwaayo ma soo hagoogtaaye

Exit mobile version