VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Casuumad - Lyrics

sidaan kuu calmadaybaad cindiga ugu wayntahoo kaamana calool go'o cisha waliba awgaa wali caashaqaagiii igu sii cuslaadaa waa cadaw jacaylkuye cudur weeyi ruuxaad calmataa daweeyee ii noqo midaan ku ciil baxo naftii aad cajibasaad ku casuumantahayoo kuu lulay caleemaha adna cugashadaydoow caynigan raga kacay uma furaan codkaygoo
Queue is empty
-- / --