Tal buu iga dhigee miyaan ka tashtaa jacaylkaan tarmayaa miyaan ka tagaa tolow culumada miyaan u tagaa tahliil caashaqa hala iiga tufee 2xx

Intaan ticket goosto turkiga maqabtaa intaan ka tahriibo itali matagaa tolow culumada miyaan utagaa tahliil caashaqa hala iiga tufee 2xx

Qasriga taajmahal miyaan dul tagaa qalbiga tararaaya miyaan toltolaa ilmada ka tifqaysa miyaan tirtiraa tolow culumada miyaan utagaa tahliil caashaqa hala iiga tufee 2xx

Tolmoon qurxdeeda waxaan ku tilmaamo taswiir sawirkeeda adduunkaba ma taallee tolow culumada miyaan utagaa tahliil caashaqa hala iiga tufee 2xxx

Intaan ticket goosto togdheer maqabtaa intaan ka tallaabo taleex ma tagaa tolow culumada miyaan utagaa tahliil caashaqa hala iiga tufee 2xx

Qasriga taajmahal miyaan dul tagaa qalbiga tararaaya miyaan toltolaa ilmada ka tifqaysa miyaan tirtiraa tolow culumada miyaan utagaa tahliil caashaqa hala iiga tufee 2xx

Exit mobile version