Deeqa quruxsaneey
Soo diyaar garoow
Aan ku daawadee
Soo diyaar garoow
Daacad wiilkiyoow
Soo diyaar garoow
Aan ku daawadee
Soo diyaar garoow
2x

Deeqa luula dumar oo dhan
Taan ka doortay deeqa luula
Deeqa luula ubadkeena
Daadahaysay deeqa luula
Deeqa luula shidan dayax
U iftiimey deeqa luula
Deeqa luulay dabciga
Kugu raacey deeqa luula
Deeqa quruxsaneey
Daawadaydiyeey
Inaan dadab galnaa ma u tahay diyaar
Daacad wiilkiyow dawadaydiyoow
Ma diidayee waan u ahay diyaar
2x

Ma u tahay diyaar ma u tahay diyaar
Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar
Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar
Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar
Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar

Deeqa quruxsaneey
Soo diyaar garoow
Aan ku daawadee
Soo diyaar garoow
Daacad wiilkiyoow
Soo diyaar garoow
Aan ku daawadee
Soo diyaar garoow
2x

Deeqa luula dumar oo dhan
Taan ka doortay deeqa luula
Deeqa luula ubadkeena
Daadahaysay deeqa luula
Deeqa luula shidan dayax
U iftiimey deeqa luula
Deeqa luulay dabciga
Kugu raacey deeqa luula
Deeqa quruxsaneey
Daawadaydiyeey
Inaan dadab galnaa ma u tahay diyaar
Daacad wiilkiyow dawadaydiyoow
Ma diidayee waan u ahay diyaar
2x

Ma u tahay diyaar ma u tahay diyaar
Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar
Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar
Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar
Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar

Exit mobile version