bilaan bogsanayoo
qarsanaayay boogtee
waa kastoo iibaryaba
waa ii bogol dharaarod

ar hadmuu usoo bixi
dibadiyo banaana da

bartii aan kukulanaan
kuhayaa bogaygoo
eegmada kubadiyaa

waa iibushaaro arigiisyee
farxad weeyi baaqiisu
kalaam kiyo bariidaduna
waa udawo naftaa ubaahanee

dhunkaal laguma daayeen
ruux badbaado kaaraba
caku beer gof qudha jecel
ma bogsiiyo dadoo idil

hadmuu soo baraarigi
uuxasuusan alantii
anan inaana beenayan
wacad kii bir ka adkaa
waa igu bilaahiyee

Exit mobile version