Sida ayro geeloo
oomane ku raagtoo
halo idhanka joogiyo
deegaan arkaysaa

la aroori waayaa
uugaabayaayoon
uurkaa ku tabayee

Ambaqaadoo inanyohow
waxan aan alwanayee
naftan ku ogolaataan
u arrimi ku leeyoo

Aragaagu waa ii sidaa
ila biyo leh iyo
onkod igu hilaacee

Exit mobile version