VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila naaxi cashaqa - Lyrics

waa nacab jacayloo niyaduu haleelana naafuu ugays taa ana nabaradiisaa noloshayda hawl iyo niyad xumi kubeertee nuukii ka gacal koow waxan naawi laayaa inaad ii nuqlaatee naftaydaa kuraacdoo kaa noogi maayee illa naaxi caashaga waa nabar jacyloo nasan maayo ruuxu naxariis udiidee aniguna nabad iyo ma helo nasteexoo nacab kayga weeye nabad aan ku waarnee iidhaga nuglawoo ha iga goyn naruurad
Queue is empty
-- / --