Xanunkii kalgacalkiyo
Kol hadduu i gubijiray
Kaar kiisi waan riday…2X

Kaligeey haddaan siday
Kiilkiisi wan dhigay…2X

Karti wixii awoodey
Daacad daan ku kabayana
Inaan kala kaxeeyi iyo
Dulmi baan u kabo gashan…2X

Kalmad soo noq noqoti iyo
Kurbo waxaad ku deysana….2X

Kalsamaan walal nimo
Walal nimo
Kitaab keedi ku furay
Kaded caanshaq ka xiray….2X

(((BOGGA LABAAD)))

Haddaan kalin teeydii kala
Dhiman ka Dhowri jiray
Haddaan kala fur furayaa…2X

Kamilnan haddan waday
Barbaan keenta kaga I mid…2X

Qobweyne iyo hadad kibir aad
keento golahana
Keygoon soo bandhiga iyo
Kaskey gaan ku barayaa…2X

Kalmad soo noq noqoti iyo
Kurbo waxaad ku deysana….2X

Kalsamaan walaal nimo
Walal nimo
Kitaab keedi ku furay
Kadeed caanshaq ka xiray…2X

Kadeed caanshaq ka xiray
Kadeed caanshaq ka xiray..1X )))

lyric by Dayran omar

Exit mobile version