Ma garan caashaqan i galay
Ma garan goortuu i helay ma garan
Ma garan caashaqan i galay
Ma garan goortuu i helay ma garan

Gu,yaalbaan kala maqnaynoo
Wakhtigu wuu gaabinaayee
Goormaa timid waan ku rabayee
2x
Garka iyo naftayda ku gama
Sidaa doonto ugu galgalo
Garka iyo naftayda ku gama
Sidaa doonto ugu galgalo

Godladay caashaqan godladay
Guntaday waan gaaxiyoo guntaday
Godladay caashaqan godladay
Guntaday waan gaaxiyoo guntaday

Ma guursanin aawadaabaan
Galgacalka u soo godlaayayee
Goormaa timid waan ku rabayee
2x
Garka iyo naftayda ku gama
Sidaa doonto ugu galgalo
Garka iyo naftayda ku gama
Sidaa doonto ugu galgalo
2x

Exit mobile version