VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najis - Lyrics

nin ragaan ku moode najis yahow qarmuunka nadalyahow fataalka naxlibaa iga lisee ha ku naago biiyo hadii aan nuxiistiyo beentaad laba labaysiyo lifaaqaaga garan la'a nafta kuuma dhiibeen kuma naali dhowreen nuur kaama yeeshen nacam kuma yidhaahden aniga se nacasow niyadayda wacaniyo kalnadiifa kuu cugan igu kaa nagaysee ibliisyahow inabad gali ilamahayga ii dhaaf markii aan naruuriyo nasri kaa filaayay adigaaba nacabkiyo iiga daray namiimkee neefyahaw nakala daa
Queue is empty
-- / --