Waan hubaa Jacayl baa ihaleeloo
Ihayeee
Halista beerkaiyo
Halbowlahuu harsadee
Hadhsadee Ku Hirtee iga Hoo

Hurda Waan Ka Go,ee
Habeenkii Ma Jiifsadee
Hadalkaagi Waaye
Halkeen Kaa Helaa…

Kaa Ma Hadhinoo
Halkaad Ku Sugantaan Haybiyee
Had iyo Jeer Halkaad Maraysaan Hiigsadee
Kuu Habtee iga Hooo

Hurda Waan Ka Go ee
Habeenkii Ma Jiifsadee
Hadalkaagi Waaye
Halkeen Kaa Helaa!

Exit mobile version