Heesta Jacaylku - Lyrics
Jacaylku xuduud ma leh
Haduu xadhko goosto
Xiisihiyo kalgacaylkaa
Xukumayaa nafta tuu helo
Xiisihiyo kalgacaylkaa
Xukumayaa nafta tuu helo
2x
Dadyohow ha xumaynina ha xumaynina
Caashaqa ha xumaynina wuu xasilayee
Dadyohow ha xumaynina ha xumaynina
Caashaqa ha xumaynina wuu xasilayee
Waa kala baxay xididada
Xantu waanay riixi karin
Waa kala baxay xididada xididada
Xantu waanay riixi karin
Walee anigaa xushayee
Xidigtii haweenkee
Walee walee anigaa xushayee
Xidigtii haweenkee
Dunteedaa xariiree
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
Walee walee walee
Anigaa xushayee
Xidigtii haweenkee
Dunteedaa xariiree
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
Guurkii xalaalee
Lagu dhisay xaq iyo diin
Xaasha,e maba kaa gayo
Xajiiniyo eray xumaana
Xaasha,e maba kaa gayo
Xajiiniyo eray xumaana
2x
Waxaan helay xulkii dumar alla xulkii dumar
Xidigtii haweenka oo alla haweenka oo
Waxaan helay xulkii dumar alla xulkii dumar
Xidigtii haweenka oo alla haweenka oo
Xaragada u dhalatoo
Ma xaleeyo gabadh kale
Xaragada u dhalatoo dhalatoo
Ma xaleeyo gabadh kale
Walee anigaa xushayee
Xidigtii haweenkee
Walee walee anigaa xushayee
Xidigtii haweenkee
Dunteedaa xariiree
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
Walee walee walee
Anigaa xushayee
Xidigtii haweenkee
Dunteedaa xariiree
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
Farxiyaay xabiibi
Farxad igula xayaad
2x