VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiiga kama way - Lyrics

jacaylka maxaan ka dhawray dhib iyo dheel iyo xumaan dhabtii anigoo ku jecel maxaan dhidibkiisa taagay hadana dhagtu waxay maqlayso dhaayuhu dhaqso umaa arkaane markaan kaasoo dhaqaaaqay miyaad axdigii ku dheeshay kalgacal dhiigayga ku milan dhamaan waaxyaha jidhkayga ayaa nafta dhaawacoo dhankaaguu ii wadaayee dhigaa kama waayin ruux dhismaha noloshayda buuxshe dareenkaad dhufataybaa ku dhaaro ku yidhi qalbiga adoon dhinacayga joogin kolkaaan dhoofeen fogaaday inuu dheeliyay axdigu kashiyo dhimirkaa ogsoone
Queue is empty
-- / --