Hees 1
inan yahay bil iyo dhawr
adaan baafiskaagii
cidlo ugu badheedho
hurdo kaama bogan karo

boodhari sidiisii
birta caashaq leeyahay
ayaa igu balaadhoo
bustuihuu isaaree

tii laygu beeraay
bidhaan qurux wanageey
ha baab'in nafataydoo
baasha igu qaadoo
mar uun bishaaree

sida faras barooroo
ama baarqab geeloo
baxsaday kaliilaha
aan ku baadi goobaa

boodhari sidiisii
birta caashaq leeyahay
ayaa igu balaadhoo
bustuihuu isaaree

tii laygu beeraay
bidhaan qurux wanageey
ha baab'in nafataydoo
baasha igu qaadoo
mar uun bishaaree

inan yahay bil iyo dhawr
adaan baafiskaagii
cidlo ugu badheedho
hurdo kaama bogan karo

boodhari sidiisii
birta caashaq leeyahay
ayaa igu balaadhoo
bustuihuu isaaree

tii laygu beeraay
bidhaan qurux wanageey
ha baab'in nafataydoo
baasha igu qaadoo
mar uun bishaaree

hees 2

dab maan ku joogsadaan damqadaa
daad markuu i qaadaan ka durkaa
dano markay i gaadhaan dulqaataa

doqoni hadal ma daysee
markay dano i dhaaftaan
daba ordaa
talo markay i daysaan
daba galaa

dib u fiirsan maayee
darbiga waa iska jirayaa

dariiqaan mar idhaahdaba
dudubnood lafood iyo
dudubaa ku go'anoo
waaba la iga darayaa

dakane dushayda bal daya oo
dakhar jacaylka daya oo
daawa la'aantiis bal daya oo
daawa li'iday daya oo

aqal aan dadnay baan dugaashadaa
daal iyo xanuun baan la dagaa
jacayl aan damayn baan duljoogaa

doqoni hadal ma daysee
markay dano i dhaaftaan
daba ordaa
talo markay i daysaan
daba galaa

dib u fiirsan maayee
darbiga waa iska jirayaa

dariiqaan mar idhaahdaba
dudubnood lafood iyo
dudubaa ku go'anoo
waaba la iga darayaa

dakane dushayda bal daya oo
dakhar jacaylka daya oo
daawa la'aantiis bal daya oo
daawa li'iday daya oo

dab maan ku joogsadaan damqadaa
daad markuu i qaadaan ka durkaa
dano markay i gaadhaan dulqaataa

doqoni hadal ma daysee
markay dano i dhaaftaan
daba ordaa
talo markay i daysaan
daba galaa

dib u fiirsan maayee
darbiga waa iska jirayaa

dariiqaan mar idhaahdaba
dudubnood lafood iyo
dudubaa ku go'anoo
waaba la iga darayaa

dakane dushayda bal daya oo
dakhar jacaylka daya oo
daawa la'aantiis bal daya oo
daawa li'iday daya oo

Exit mobile version