VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun hool kama dhamaato - Lyrics

Hodmani waa eebaheeyee
Hantaa ifku la isku dhaafoo
Ma heesto hungaa ahaayoo
Aduun waa hoos wareegee

Habaar soo isheedu ma qabtoo
Iyadu iima horseedin
hamhamtoo soo akteeda mahoo
Intaa ku haraaqi maayo

ileen hooy kuma bogsiisoo
Hammigu walwal kaama ba'iyoo
Calaacal wax kuuma keenee
Aduun hooli kama dhamaatee

Markaan halacsaday haq iriyo
Haleeshay halistii wadnaha oo
halkay qoontaan hayaayee
Hareerna uliici waayee

Habaar soo isheedu ma qabtoo
Iyadu iima horseedin
hamhamtoo soo akteeda mahoo
Intaa ku haraaqi maayo

Ileen hooy kuma bogsiisoo
Hamigu walwal kaama ba'iyoo
Calaacal wax kuuma keenee
Aduun hooli kama dhamaatee

Hodmani waa eebaheeyee
Hantaa ifku la isku dhaafoo
Ma heesto hungaa ahaayoo
Aduun waa hoos wareegee

hamhamtoo soo akteeda mahoo
Intaa ku haraaqi maayo

Ileen hooy kuma bogsiisoo
Hamigu walwal kaama ba'iyoo
Calaacal wax kuuma keenee
Aduun hooli kama dhamaatee

Queue is empty
-- / --