VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa adiga - Lyrics

wax kastaba farxdaada igala wayn dunida oo dhan hadii aan qof ku waalanayo waa adiga wadnahaygu wajigaaga naxariista weedhahaaga macaanka wax kastaan u nacee waligaa ha yarayn xubiga wardigiisa hadii uu wad iga baaqdo ilaa aan ka waayeelo la iga kaa ag wadi maaye adna yaan ku waayin maalin wax kastaba wehelkaagaa igala wayn arladoo dhan hadii uu qof wanaagsan jiro waa adiga oo wiilashaydu wiiqi maayo taladaada iyo waxtarkaaga hagaagsan waligay walaac ma nacee walaac magayee uma gaysto hadii uu wad iga baaqdo ilaa aan ka waayeelo la iga kaa ag wadi maaye adna yaan ku waayin maalin
Queue is empty
-- / --