VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Randaay iikaa rumeey - Lyrics

rajada maqaneey sugaay riyada maankiyo xiskaay reexaan wali aan tabaay riyaaq aan sahamiyaay raadkeedaan goobayaa dhibicda roobkiyo gu'aay rucubta midhahaan rabaay rooshaan ubaxii naftaay randaay nolol lagu hirtaay riyadiyo qalbigiyo kashaay rubada laabtani hagtaay rasmiga maantiyo baraay RABOW ii kaa rumee randa ii kaa rumee raarta iyo figta buurahaay rakada sare een fishaay libtaan wali raadiyaay rucle iyo oradka u galaay ramaas doogiyo dhirtaay rumaan baahida tiraay raaxada loo dhololaay rafaadkana loo maraay
Queue is empty
-- / --