Lubiga adigaa hantoo
Hurdana ma ladoo dartaa
Adaan love kugu ahee
Macaan LOVE kugu ahay
jacayl baa ilaciifayoo
Sidiii ruux liitaba
Saq dhaxe leeg leegsadaa
baby leeg leegsada
Markaad lixdan ku joogtid baa
Labba ka jaraa hal eber
markaad ku lamaantahuu
Laxwiga daayee naftee
Lamaantii naftaa tahee
Miyaan ladayaa hurdada
Hadaan fajar ku kacin
Adoon qalbi igu lamaan
jacayl baa ilaciifayoo
Sidiii ruux liitaba
Saq dhaxe leeg leegsadaa
Xabiibii leeg leegsada
Markaad lixdan ku joogtid baa
Labba ka jaraa hal eber
markaad ku lamaantahuu
Laxwiga daayee naftee